Qaybo ka mid ah Cuqaasha Gobolka Raascaseyr oo PL ku eedeeyay wax qabad la,aan

waxaa maanta shir isugu yimi magaalada Caluule ee caasumada gobolka Raascaseyr  qucaal fara badan oo ka soo jeeda gobolka  shirkaas oo ay kaga ariminayeen danaha gobolka ,                   sida kor u qaadida adeegyada bulshada .

Gabagabadii shirkaas ayay waxgaradka goobtaas isugu yimi eedayn ugu soo jeediyeen MGPL oo ay lee yihiin waxa uu ka gaabshay u adeegida shacabka ku dhaqan gobolka Raascaseyr guud ahaantiis .

Deegaanada gobolka Raascaseyr ayaa ah  kuwo ku  hooseeya dhanka adeegyada bulshada sida Wadooyinka , ceelasha , rugaha caafimaadka oo aan ka jirin meelo dhif ah mooyaane dagmooyinka gobolka , iskuulada oo iyaguna yar waxayna ka codsanayaan  nabadoonadu qurbajoogta gobolka inay ka shaqeeyaan horumarinta gobolka .

Dhanka kale waxay eedayn u soo jeediyeen hay, addaha samafalka oo aan guud ahan gobolka wax samafal ah soo gaarsiin.

Shirka aya ku soo gabagaboobey si wanaagsan waxayna nabadoonadi shirkaas ka soo qayb galay balanqaadeen inay u istaagayaan u adeegida shacabka iyo horumarinta gobolka .

Allcaseyr.net

Idiris Makiinad

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s