Gobolka bari oo ku tuntay Bakool , Mudug oo gedo ka badisay Daawo

ciyaarahaCayaarihi shalay dhacay ayaa waxaa wada cayaaray gobolada ka ah Bari VS Bakool iyo Mudug VS Gedo .

Xulka kooxda gobolka Bari ayaa waxay ku tunteen cayaartooydi u cayaaraysay gobolka Bakool waxayna cayaarta ku soo gabagabawday 4-0 oo ay halkaas guushu ku raacday gobolka bari  cayaartooyda gobolka Bari ayaa ah kuwo dardar wata waxayna labi kulan ee ay cayaareen ku soo kala badiyeen si awoodi ku dheehan tahay .

Cayaarta kale ee dhacday ayaa dhex  martay Mudug VS Gedo waxaana badiyay xulki gobolka mudug oo ku adkaaday 1-0  .

Cayaaraha ka socda magaalo madaxda PL ayaa ah kuwo xiiso badan ay u hayaan dadwaynaha somaaliyeed .

Allcaseyr.net

Idiris Makiinad

Leave a comment

Filed under SPORTS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s