Faaqidaada horyaalada naadiyada qaarada Yurub ee asbuucaan dhacay

Hadaan ku horeeyo horyaalka dalka Spian ee loo yaqaan La liga  oo ah horyaal ay aad dadku u xiiseeyaan ayaa asbiicaan cayaarihi dhacay waxay u dhaceen sidan .

Deportivo – Sporting de Gijon 1 – 1 12/18/10 5:00 PM GMT
Villarreal – Mallorca 3 – 1 12/18/10 5:00 PM GMT
Levante – Athletic Bilbao 1 – 2 12/18/10 5:00 PM GMT
Espanyol – Barcelona 1 – 5 12/18/10 7:00 PM GMT
Real Sociedad – Valencia 1 – 2 12/18/10 9:00 PM GMT
Almeria – Getafe 2 – 3 12/19/10 4:00 PM GMT
Osasuna – Zaragoza 0 – 0 12/19/10 4:00 PM GMT
Malaga – Atletico Madrid 0 – 3 12/19/10 6:00 PM GMT
Real Madrid – Sevilla 1 – 0 12/19/10 8:00 PM GMT

waxaan cayaarin oo  maanta la sugaayaa Racing – Hercules hogaanka Laliga ayaa waxaa haya kooxda Barcelona halka ay kaalinta labaad kaga jirto R.madrid

Italy Serie A ayaa waxay ahayd ciyaarti u xiisaha badnayd midi dhex martay kooxaha Milan VS Roma  cayaartaas oo ka dhacaysay hooyga kooxda Milan waxana cayaartaas badisay kooxda Roma  0-1 waxayna u dhaceen cayaaraha asbuucaan ee horyaalka dalka Talyaanigu sidan .

Cesena – Cagliari 1 – 0 12/18/10 5:00 PM GMT
Milan – Roma 0 – 1 12/18/10 7:45 PM GMT
Lazio – Udinese 3 – 2 12/19/10 11:30 AM GMT
Catania – Brescia 1 – 0 12/19/10 2:00 PM GMT
Fiorentina – Inter Milan 0 – 0 12/19/10 2:00 PM GMT
Chievo – Juventus 1 – 1 12/19/10 2:00 PM GMT
Parma – Bologna 0 – 0 12/19/10 2:00 PM GMT
Napoli – Lecce 1 – 0 12/19/10 2:00 PM GMT
Bari – Palermo 1 – 1 12/19/10 2:00 PM GMT
Sampdoria – Genoa 0 – 0 12/19/10 7:45 PM GMT

Haynta hogaanka Serie Ada ayaa wxaaa hogaaminaaya kooxda AC Milan waxayna leedahay 36 dibcood waxaa kaalinta labaad kuwada jira kooxaha Napoli iyo  Lasio oo leh min 33 dhibcood .

Horyaalka dalka England ayaysan dhicin cayaarihi asbuucaan sababo la xiriira dhanka cimilada waxaa ka da,ay dalka England baraf aad u tiro badan sidaas ayayna u baaqdeen cayaarihi dhaici lahaa waxaa ka cayaaray oo kaliya kooxaha kala ah

Blackburn – West Ham 1 – 1 12/18/10 3:00 PM GMT
Sunderland – Bolton 1 – 0 12/18/10 12:45 PM GMT

Cayaarta aadka u xiisaha badan ee la sugaayay ayaa ahayd mida dhex mari lahayd kooxaha Chelsea VS M. united .

Bundes liga waa horyaalka naadiyada dalka Germany ayaa waxa uu u dhacay asbuucaan sidan

Mönchengladbach – Hamburg 1 – 2 12/17/10 7:30 PM GMT
Nürnberg – Hannover 96 3 – 1 12/18/10 2:30 PM GMT
Eintracht – Borussia 1 – 0 12/18/10 2:30 PM GMT
VfL Wolfsburg – Hoffenheim 2 – 2 12/18/10 2:30 PM GMT
Schalke 04 – FC Köln 3 – 0 12/18/10 2:30 PM GMT
Werder Bremen – 1. FCK 1 – 2 12/18/10 2:30 PM GMT
FC St. Pauli – Mainz 2 – 4 12/18/10 5:30 PM GMT
Leverkusen – SC Freiburg 2 – 2 12/19/10 2:30 PM GMT
VfB Stuttgart – Bayern Munich 3 – 5 12/19/10 4:30 PM GMT

Horyaalka Bundesligaha ayaa ah horyaalka afraad ee qaarada Yurub  waxayna u kala sareeyaan sidan kooxaha ku Loolamaya hanashada horyaalka dalkaas  waxaa hogaanka haysa kooxda Borussia oo leh  43 dhibcood kaalinta labaad ayaa waxaa ku wada jira kooxaha Mainz iyo Leverkusen oo leh min 33 dhibcood .

Kooxda ugu wayn horyaalkaas ama ugu caansan ee Bayern Munchin ayaa ku jirta kaalinta 5aad waxayna leedahay 29 dhibcood .

Kala soco Faqiidaada cayaaraha allcaseyr.net

Allcaseyr.net

Idiris Makiinad

Leave a comment

Filed under SPORTS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s