Isku aadka kooxaha Uefa champions league

Waxaa dhacay isku aadki naadiyada u soo baxay wareega 16ka ee  copka Uefa champions league ee ay isku arkaan kooxaha ugu waawayn  naadiyada ka dhisan qaarada Yurub waxayna isugu aadeen sidan .

Barcelona VS Arsenal  

 , Inter VS Bayern Munich,

  Real  madrid VS Lyon 

 Chelsea VS  Kobenhagen ,

 M,united VS Marsellie

, Milan VS Tottenham 

, Rome VS  Sakhtar Donetsk,

 Valencia VS Schalke

Cayaarta ugu xiisaha badan ayaa ah cayaarta ay wada cayaarayan kooxaha kal ah Barcelona iyo Arsenal Barcelona ayaa  kooxda Arsenal waxay ka reebtay sanadki hore Uefa champions league waxaa kale oo ay final isugu yimaadeen isla copkaan 2006 oo ay halkaas ku qaday copka Barcelona ,

Cayarta kale ee iyana adag  aya ah cayaarta ay wada cayaaryan Inter iyo Bayern munich  labadan kooxood ay waxay isu yimaadeed  Uefa champions leaguega final waxaana halkaas guushu ku raacday oo qaaday kooxda reer Italy ee inter oo uu markaas watay  tababare jose mourinho,

Wajiga koowaad ee cayaarahaan ayaa la cayaray  15-16 February 2011.

Kala soco allcaseyr sportiga aduunka kuwooda ugu xiisah badan

Alcaseyr.net

Idiris Makiinad

Leave a comment

Filed under SPORTS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s