CIYAARAHA GOBOLLADA: Shabeellada Dhexe Vs Bakool iyo Bari Vs Jubbada Dhexe (SAWIRRO)

Waxaa garoonka Mire Awaare galabta ku wada kulmay afar kooxood oo ku wada jira Group C oo kalaa ahaa Bari vs Jubadda Dhexe , Shabeelaha dhexe vs Bakool,waxaana ciyaarahaasi ay ahaayeen kuwa aad u xiiso badan.

Ciyaartii ugu horraysay waxa ay dhaxmartay gobollada Bari iyo Jubadda dhexe,waxaana ay ahayd mid si aad ah ay isugu soo diyaariyeen ciyaaryahannadii ka qaybgalayay ,iyadoo ay ku soo idlaatay Bari 2-0 jubadda Dhexe

Natiijooyinka ka soo baxay ciyaartan ayaa ahayd mid la sii saadaaliyay maalin ka hor,waxaana muuqatay in ciyaaryahanad gobolka Bari ay aad uga ciyaar wanaagsanayeen gobolkii ay wada kulmeen.

Waxaa jiray kaarar digniin ah oo garsooruhu uu siiyay dhinacyadii ka qayb galayay kulamadii maanta dhacay oo ahayd lugtii sedexaad ee koobka gobollada dalka Soomaaliya.

BARI

SH DHEXE

Ciyaartii labaad ee maanta ka dhacay garoonka ayaa ahayd kulankii dhex maray gobolada shabeelaha Dhexe iyo Bakool oo ahayd mid aad ugu duwan tii ka horaysay .

Labada dhinac ayaa soo bandhigay ciyaar aad u wanaagsan oo u muuqatay in shabeelaha dhexE ay ka guulaysan doonto Bakool ,iyadoo ciyaarta ay ku soo gaba gabowday Shabeelaha Dhexe 4-3 Bakool.

BAKOOL

Allcaseyr.net

1 Comment

Filed under NEWS

One response to “CIYAARAHA GOBOLLADA: Shabeellada Dhexe Vs Bakool iyo Bari Vs Jubbada Dhexe (SAWIRRO)

  1. cirguje

    Go Go Go bari
    allcaseyr.net mahadsanidiin sida aad sawirada noogu soo badndhigteen.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s