R/wasaare Farmaajo oo gaaray Kenya

R/wasaare  Maxamed C/llahi  Farmaajo ayaa waxa uu ka dagay galabta wadanka Kenya caasumadiisa Nairobi waxaana halkaas ku soo dhoweeyay xildhibaano TFG ka tirsan oo uu ka mid yahay gudoomiye ku xigeenki hore ee baarlamaanka mudane Maxamed Cumar Dalxa

Mar wax laga waydiiyay xukuumadiisa mudane Farmaajo ayuu yiri

 ; xukuumadanu waa xukuumad tayo leh waxaana ka shaqaynaynaa nabad galyada iyo soo celinta xasiloonida wadanka ;

Safarkaan ayaa  ka mid ah safaro uu ayaamahan ku maraayay R/wasaare farmaajo wadamada   Jabuuti ,Itoobiya ,iyo kenya oo uu caawa gaaray ,

Allcaseyr.net

Idiris Makiinad

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s