Cayaarihi maanta ee ka dhacay garoowe ee koobka gobolada Somaliya

Waxaa maanta wada cayaaray  kooxaha groupka Bda ka tirsan oo kala ah Sool ,Mudug , Banaadir, Gedo  waxayna isula cayaareen sidan oo isugu aadeen Sool VS Gedo  Banaadir VS Mudug .

Waxaa  wada cayaaray cayaarti hore labada xul ee ka kala socday labada gobol ee kala ah Sool VS Gedo waxayna cayaartu ku soo gabagabawday barbardhac goolal la iska dhashay 3-3  waxaana laba kooxood min cayaartooy laga siiyay kaarka cas ,

Cayaarti  labaad ee u dhaxaysay  Banaadir VS Mudug ayaa iyana waxay ku  dhamaatay barbardhac la iska dhaliyay goolal 1-1  .

Cayaaraha sanadkan ayaa ah kuwo aad u xiiso badan kuwaas oo ay marti galisay MGPL ee ka socda magaalada Garoowe

allcaseyr .net

Idiris Makiinad

Leave a comment

Filed under SPORTS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s