R/wasaare Silvio Berlusconi oo ku guulaystay sii haynta xilka R/wasaarenimo

R/wasaaha wadanka talyaaniga  Silvia Berluscino oo ku guulaystay cod loo qaaday maanta xisbigiisa iyo xisbiga mucaaradka ah ee PD cod u qaadida kalsoonida xukuumada uu madaxda ka yahay Berlusconi ayaa maanta waxay ka dhacday guriga baarlabaanka ee ku yaal caasumad wadanka Talyaaniga ee Rome waxaanu ku helay codad dhan sadex cod ,

Waxaa ka jira xisbiyo badan lakiin xisbiga PD aya  ah xisbiga labad ee ugu awooda badan wadanka waana midka la loolama xisbiga  talada haya.

Xukuumad uu madaxda ka yahay Barlusconi ayaa ah mid ay aad u neceb yihiin dadka talyaanigu waxayna ku eedeeyaan inuu ku haysto wadanka dhaqaale oo uu iibsado xubnaha baarlamaanka ,

Wadanka talyaaniga ayaan la mid ahayn wadamada kale ee reer galbeedka  2007  ayay ahayd marki uu ku soo laabtay xilka R/wasaarernimo Berluscino ka gadal marki uu ka guulaystay xisbiga PD oo uu markaas gudoomiye ka ahaa Romano Prodi ahaana R/wasaaraha  wadanka,

Waxaa keenay  in xukuumada loo qaado cod oo ay loolamaan  xisbiga PDga ee mucaaradka ah ka dib marki ay is khilaafeen Berlusconi iyo gudoomiyaha baarlamanka  Fini oo ay aad isugu dhowaayeen markii hore iyo mudaharaadyo iyo rabshado aan kala go lahayn oo lagaga soo horjeedo Berlusconi oo ka dhaca  koonfurta wadanka talyaniga ,

Allcaseyr.net

Idiris Makiinad

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s