Daawo rabashado lagaga soo horjeedo guulaysashada Berlusconi oo ka dhacay qaybo ka mida gobolada wadanka talyaaniga

Waxa ka dhacay magaalooyinka Rome , Napoli , Udine  iyo Balermo rabshado lagaga   soo horjeedo helida kalsoonida R/wasaare Berlusconi .

Waxaa ka dhacay barshado aad u daran  qaybo kja mid ah gobolada wadanka Talyaaniga rabshadahaan aya waxay dhaceen ka dib markii uu galabta ku guulaystay sii haynta  talada dalka xisbiga uu madaxda ka yahay R/wasaare Berlusconi  waxaana ku dhaawacmay rabshadahaas dad tiro badan waxana lagu gubay gawaari badan oo ay lee yihiin ciidama  Carabineiriga ee ah ciidanka sugida amaanka wadanka     

Xigasho    .http://blog.panorama.it/italia/2010/12/14/guerriglia-urbana-nel-centro-roma/

Halkan ka daawo sidi ay u dhaceen rabshadahaasu

Allcaseyr.net

Idiris Makiinad

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s