M,united oo ka adkaatay kooxda Arsenal

Waxaa xalay dhacday cayaar aad u xiiso badan oo aay isku arkaayaan kooxaha kala ah M,united iyo Arsenal waxaana halkaas guushu ku raacday kooxda M,united  ka dib markii uu goal  u dhaliyay  J. Park  daqiiqadi 41aad  qaybti hore ee cayaarta ayaa  ku dhamaatay hal iyo waxba isu soo noqodki ayay kooxda Arsenal la soo gashay carcar  balse waa u suuroobi wayday inay keensadaan goal dhanka M,united waxaa qaybti labaad loo dhigay goal ku laad  waxaana qaatay laacibka reer Egland W. Rooney daqiiqadi 74aad waana cunay riigoorahaad cayaartuna waxay ku soo gabgabawday hal iyo waxba oo ay halkaas guushu ku raacday kooxda M,united sidaasna hogaanka ku qabatay

Cayaartan dhex marta labadan kooxood ayaa ah mida ugu xiisaha badan is  kulamada kooxah ka dhisan wadanka Egnland kooxda Arsenal oo ah kooxda lagu tilmaamo inay tahay kooxda u cayaarta wanagsan kooxaha ka dheela horyaalka wadanka Egnland ayaan xalay soo bandhigin cayaarti wanaagsanayd ee lagu yaqiin Arsenal ayay sanadadaan dambe ka jajabnayd

Allcaseyr.net

Idiris Makiinad

Leave a comment

Filed under SPORTS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s