Wafdi uu hogaaminayo wasiir ku xigeenka Dhalinyarada, Isboortiga, Shaqada iyo Shaqaalaha oo Garowe u kicitamay

wafdi uu hogaaminayo wasiir ku xigeen wasaaradda dhalinyarada, isboortiga, shaqada iyo shaqaalaha Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa u amba baxay dhanka magaalada Garowe oo uu ka furmi doono ciyaraha kubadda cagta gobollada dalka.

Wafdiga wasiirka xigeenka ayaa waxaa qeyb ka aha ciyaartooy, taageerayaal iyo siyaasiyiin ka qeyb galaaya tartanka ciyaaraha gobollada 15ka bishaan oo ka furmi doono  magaalada Gaowe, oo ay ka soo qeyb galayaan ilaa 15 gobol oo ka mid ah gobollada dalka.

wasiir ku xigeenka ayaa furi doona ciyaaraha, waxa uuna sheegay in wax badan ka tari doonto is dhex galka bulshada iyo faafinta nabadgelyada, wasaaraduna ay ku dadaali doonto sidii Isboortiga loo hor mari lahaa.

ciyaaraha gobollada ayaa waxaa sanadkaan soo gabanqaabiyay maamul goboleed Puntland waxa ayna furmi doonaan maalinta arbacada ah ee soo socoto.

allcaseyr.net

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s