Qaraxyo ka dhacay wadanka sweden magaalada Stockholm

Labo qarax ayaa ka dhacay bartamaha Stockholm ayadoo uu 1 qof ku geeriyooday halka 2 kalena ay ku dhaawacmeen. Gaari ayaa ku qarxay wadada caanka ah ee lagu magacaabo Drottninggatan oo ay u badanyihiin dalxiisayaasha.

Waxyar ka dib ayaa qarax kale laga maqlay goobkale oo ka tirsan isla wadada ayadoon ilaa hada la ogeyn waxyaabaha sababay qaraxyada.

Wararka qaar ayaa sheegaya in baabuurka qarxay ay ku jireen gasacyo gaas ah.

Qaraxyada ayaa ahaa kuwo xoog leh oo dhawaaqoodu sareeyo ayagoo qiic ka kiciyay goobta ay ka dheceen.

Laanta Amaanka ee Sweden (Säpo) ayaa xaqiijisay in weerarka ka dhacay Stockholm uu ahaa mid argagixiso oo qof isku qarxiyay, waa markii ugu horeysay oo Stockholm weeraro argagixiso lagu soo qaado.

Allcaseyr.net

Xigasho somaliska.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s