Farmaajo oo u Dhoofay Dalka Jabuuti

Ra`iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta barqadii ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde Airport.

Wafdiga ra`iisal wasaaraha ayaa ku sii jeeda magaalada Jabuuti halkaasoo ay kula soo kulmi doonaan madaxda dalkaasi.

Si rasmi ah looma cadeyn waxa uu salka ku hayo safarka ra`iisal wasaaraha ee Jabuuti, laakiin waxaa la sheegay in uu casuumaad ka helay madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Gelle.

Waa safarkii ugu horeeyay ee uu ra`iisal wasaaruhu uga boxo dalka tan iyo markii loo magacaabay jagada ra`iisal wasaarenimo mudo laba bilood ka hor.

allcaseyr.net

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s