Cayaaryahanada kubada cagta ee gobolada Bakool iyo Jubada dhexe oo soo gaaray magaalada Garoowe

Waxaa maanta yimi magaalad Garoowe xulalka kubada cagta ee gobolada Bakool iyo Jubada dhaxe  labadas kooxood oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay magaald Garoowe .

labadaan xul ayaa u yimi inay ka qayb galaan cayaaraha gobolada somalia oo ka dhacaya magalada garoowe  cayaarahan ay ku kulmayaan  xulalkla kubada cagta ee gobolada somalia ayaa ah mid ay aad u xiisaynayaan dhamaan dadwaynaha somaliyeed ee ku dhaqan dalka iyo dibadaba .

Kubada cagta ayaa ah mid aad looga xiiseeyo caalamka waana mid ay aad u jec el yihiin dhalinyarad soo koraysa inay noqdaan cayaartooy aduunka lag daawado kana cayaara kooxaha aduunyada ugu qatarsan sida kuwa ka dhisan horyaalada dalalka England , Spian , Italy,

Allcaseyr.net

Idiris Makiinad

Leave a comment

Filed under SPORTS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s