Urarka dhalinyarad gobolka Raascasayr oo kulamo ay yeesheen kaga hadlay horumarinta arimaha bulshada gobolka

Urarka dhalinyarad Gobolka Raascasayr ayaa kulamo ay yeesheen kaga hadlay sidi ay uga qaybqaadan lahaayeen ka shaqaynta horumarinta arimaha bulshada ee gobolka Raascasayr.

Kulamadaas ayay kaga hadleen in ay ugu shaqaynayaan deegaanada gobolka Raascasayr si mutadawacnimo ah diyaarna u yihiin in ay ka qaybqaataan hawl galada balaaran ee ay wadaan bulsha waynta ku dhaqan gobolka Raas casayr.

U kicida  ka shaqaynta horumarinta gobolka Raascasayr ayaa waxay tahay mid si aad ah dardar ugu socota ka gadal marki ay qurba joogta gobolku shir ku yeesheen wadanka sweden kana soo saareen arimo door u ah bulshada iyo deegaankaba.

Gobolka Raascasayr ay ah gobol khayraad fara badan alle ku minaystay  dhacana goob istiraatiiji ah hadana waxaa ka jirta habacsaanaan dhanka adeegyada bulshada .

Isku soo wada duuboo urur dhalinyarada  gobolka Raas casayr oo marki la soo gaabsho loo yaqaan CYU  aya kulamadooda ka soo saaray qodobo dhawr ah  oo ah qaabki ay u hawl gali lahaayeen .

Allcasery.net

idiris makiinad

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s