Ciidamad ilaalada xeebaha gobolka Raascasayr oo hawlgalo lagula dagaalamayo burcad badeeda sameeyay

Ciidamada ilaalada xeebaha ee gobolka Raascasayr ee maamul goboleedka Puntland ayaa waxay bilaabeen hawl galo ay kula dagaalamayaan burcad badeeda
waxay arintaanu imaanysaa iyadoo ay soo badanaya burcada ka qawlaysata biyaha ku teedsan gobolka Raascasayr xurumana ay ka samysteen ay ka duulaan

Dadka ku dhaqan Gobolka Raascasayr ayaa aad uga dhawaaqaaya burcad badeeda ku soo badanaysa gobolka waxayna ka codsadeen ilaalada xeebaha ee gobolka Raascasayr inay ka safeeyaan deegaanka burcada

Burcad badeeda aya ah kuwo dhibaato wayn ku haya maraakiibta ku goosha marin badeedka caalamiga ah ee ku teedsan Somalia ,

Allcaseyr.net
idiris makiinad

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s