Abaaro ka taagan dagmada Ufayn

Qaylo dhaan ayaa ka soo yeeraysa bulkshada ku dhaqan dagmada Ufayn ee gobolka bari  halkaas oo ay ka jiraan abaaro baahsan oo soo foodsaaray dadka iyo duunyadaba .

gudoomiye ku xigeenka dagmada Ufayn ayaa ka codsaday hay ,adaha samafalka inay la soo gaaraan gargaar dagdag ah abaarahaan aya ka jira meelo badan oo ka mid ah deegaanada maamul goboleedKA Puntland waxayna dadka ku dhaqan  guud ahaan  Puntland ay naawilayan roobab xiliyadaan oo kale da ,a  si looga samata baxo abaarahan .

Allcaseyr.net

idiris makiinad

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s