Faaqidaada cayaaraha uefa champions league

Waxaa la cayaaray xalay iyo habeen hore cayaaraha sida aadka ah loo xiiseeyo ee loo yaqaano uefa champions league oo ay cayaaraan kooxaha ka dhisan qaarada yurub .

waxay ahayeen kulamada dhacay labadan habeen kulanki ugu dambeeyay ee loogu soo baaxaayay wareega 16ka  waxaana soo baxay kooxaha kala ah .

 Barcelone , Real madrid ,Valencia,  Manchester united , Chelsea, Arsenal, Tottenham . Inter , Milan , Roma ,

 Bayern munchin,Schalke 04, Olympique Lyonnais, Olympique de Marseille,Copenhagen,   Shakhtar Donetsk

Kooxahaan ayaa ah kuwa u soo gudbay wareega 16ka waxay ka kala socdaan kooxahaanu wadamada kala ah Italy , England , Spain , France , Germany , Danmark , ukrian , kooxaha ugu badan ayaa ka socda wadanka England ,

uefa champions league ayaa ah cop aad u xiiso badan oo dad badan oo daafaha aduunka ku nooli ay xiiseeyaan copkaan ayaa waxaa haya oo qaaday sanadki la soo dhaafay kooxda Inter ee ka dhisan wadanka italy  , sanadkaan kooxaha ka socda wadanka italy ayaa ah kuwo ay ka muuqato tabar yaraan markii ay ku soo wada baxeen kaalimaha labaad ee groupka ,

 ka la soco asbuucan soo socda iosku aadka kooxahan allcaseyr.net

Allcasayr.net

Idiris Makiinad

 

1 Comment

Filed under SPORTS

One response to “Faaqidaada cayaaraha uefa champions league

  1. woooow idiris waxaad soo hormarisay Barcelone waa naadiga aad taageerto tan kale naadiyada italy iyaga oo sidaas u tabar yar ayay qaadaan sidaas ogaw Barca waxba looma hayo sanadka xataa horyaalka

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s