Webka allcaseyr.net oo Hawada si Toos ah usoo galay

Dhamaan macamiisha webka,allcaseyr.net waxaanu ugu bishaaraynaynaa in webkii u dib u soo laabtay ka dib markii,uu in muddo ah ay ku jirtay cilad dhinaca farsamada ah,waxaanu umada soomaliyeed ee ku xiran webka ka raali galinaynaa,mudadii uu webka ka maqnaa hawada.

Maanta ayuu hawada si toos ah u soo ,waxaanu bilabai doonaa hawlihii wanaagsanaa ee aanu u haynay umada soomaliyeed.

Waxaanu rabnaa in anau ogaysiino macaamiisheena in webkii magaciii hore wax yar laga badalay,magacii hore webka waxa uu ahaa.www.allcasayr.com.lkn waxaanu u badalnay.www.allcaseyr.net.

Wararka iyo arimaha bulshada waxaad kala socon kortaa,www.allcaseyr.net

Waana mahadsantihiin.
allcaseyr.net

1 Comment

Filed under NEWS

One response to “Webka allcaseyr.net oo Hawada si Toos ah usoo galay

  1. farah dooxajoog

    Soo noqosho wacan, aad baan ugu faraxsanahay
    in websitki hawada ku soo noqdo, guul baan eebe ka rajeynayaa
    diyaar baan u nahay in aan wixi talo ah ku darsano.
    salaama calaykum

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s