Barnaamij Ka Hadlaya Suugaantii iyo Sooyaalkii Abwaan Saalax xaashi Carab

halkan ka dhagayso taariikhdii saalax xaashi carab

4 Comments

Filed under MAQAALO

4 responses to “Barnaamij Ka Hadlaya Suugaantii iyo Sooyaalkii Abwaan Saalax xaashi Carab

  1. Dadku kala qadarisan kala qaayo wayn misana kala qiimo badan
    Nin la qadariyoo Rabigay qalbi wayn siiyuu ahaa
    qalin iyo qaaf kuma soo koobi karo salax qiimahiisi
    Rabi baa nafta Nagu qimeeyo misana qaada
    Isag qaadiree alaha qoomkii qayraysanaa ku qaraabo
    Kuwuu ka qaraabtayna alaa qaadiree ilahay quus Iyo sabir qan wayn haka siiyo

  2. acww dhamaantiin
    waxaan rabi aga baryeenaa in uu naxariis iyo nabadgalyo kurkiisa yeelo walaakeen abwaan saalax xaashi carab,
    waxaan codsanayaa in la soo qoro abwaanka qoraaladi badnaa ee suugaanta iyo boobagi uu qoray inta uu noolaa in la soo galiyo boggan
    oo uu bogga noqdo mid marjac ah oo dhalinta rascaseyr ay ka faaiidaystaan iyo cidwaliba oo u baahata .
    abdalla.

  3. waa runtaa il eey abwan salax xashi carab waa nin taariikhwayn oo udhashay SW ilaahay waxan uga baryaynaa in uu janadii kawaraabiyo amiin amiin

  4. Ninkuu Ugu dabeecad Fiicna,Ugu Caqliga Badnaa,Ugu qalbi wanaagsana,Ugu tawaduc badna,aan Noloshayda arkuu ahaa,alllaha Ku naxaiistu janadii fordowzana haka awaraabeYo…saalax Xaashi Carab IleeYe

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s