Garoweonline oo Ayaan gaalad nooga Warramay iyo Horseedmedia oo lagu Heysto wareysi sheilkh

Bogga Garoweonline iyo boggag Ictisaamka
taageera baa noo soo gudbiyey akhbaar nin la yiraahdo Faarax Aw-Cusmaan ka
diyaariyey mar uu tagay kulan ay murtadadda Ayaan Xirsi ku caayeysay Islaamka!
Marka Faroole hadduu ogolaaday in shacabka Islaamka ah la soo gaarsiiyo Murtadad
Ayaan maxaa ku jaban haddii sheekh Atam la warayso? Sida ninka u doodda
suxufiyiinta Puntland sheegay, ma aha xeer Islaam iyo midka Puntland dhigatay
inaan la waraysan ama lala hadlin qof kaasoo horjeedda. Bal dadweynaha Puntland
waxaan u sheegaynnaa inay halkan ka fiirshaan qoraalka uu Garooweonline soo
bandhigay ee ka hadlaya murtadad Ayaan Xirsi! Mise murtadad Maxamuud Saleebaan
ah baa ka mudan in la waraysto wiil Sanaag Bari ka soo jeeda? Faroole waa
ogolyahay inuu noo soo gudbiyo murtadaddii Islaamka caayeysay halka uu diiddan
yahay inaan maqalnno nin Shareeco-coon ah! Ka fiiri ningaxa hoose akhbaarta ay
Garoweonline daabacday.

Halkan riix si aad u akhrisato warbixinta

source raascasayr.com

2 Comments

Filed under NEWS

2 responses to “Garoweonline oo Ayaan gaalad nooga Warramay iyo Horseedmedia oo lagu Heysto wareysi sheilkh

  1. ISTAHIL

    ASC bahweynta casseyrland

    run ahaanti waxaa ah wax laga qajilo in wasaqadii dii diinta ka ridowday loo soo daaboco umada islaamka ah wxa ay sheegayso kan soo qoray oo dhageeysanayay hadaladeeda qof saaxi ah uma eka

    mida labaad madax weynaha doonaya in uu afka qabto saxafada xortaha waxaanu leenahay taasi dimuqraadiyad maahan dumuqraadiyadii ay ku saleyneyd dowlada puntland ama xeerkii u yaalay
    waxaan kaloo leenahay madaxweyne dawladi mucaarad iyo muxaafadba waa leedahay hadaai aysan laheeyna mid dhisan maahan

    saxaafadu waa xor cidkasta ayeey wareysankartaa sheekh atam wareeysigiisa maahn wax loo ku xukumo saxaafi xabsi
    waxaanse kaloo u soo jeedinyaa maxkamada sharfta leh meeysan aheeyn mid ku shaqeysa cadaalada iyo madaxbanaanida xukun dhisan waxaan dhihi lahaa xukaamta maxkamada dib ha iskugu noqdaan arintaan ka xaliyaan maahan wax uu qaadi iskaga dhawaaqo

    wabilaahi tawfiiq

  2. maqaalka la qoray jaahilada kaafiradda ah reer mudug ee la heebta kan qoray maqaalka iyo iyo kuwa ka soo siidaayay shabakadooda iyo kuwa isu dhiidhiiba maamulka puntlaand oo aan u arkin in dhulka la leeyahay gidigoodba waxay isgu imanayaan
    maah maahdaan dhahaysa .

    (ilka abeeso hoos bay ka xiriiraan)

    waxa aad arkaysid waa ri waayad oo ay aad u barteen sida ay u jilaan markasta iyo waqti waliba.

    amuuraha waan in ay idiin kala soocnaadaan oo ayan isku dhex daadan ama isku dhabqin .waa in aad ogaataan mahmaahda dhahaysa .

    ( gaalka dil gartiisana sii )

    dadkan waa dad khayaanada beenta tuuganimada munaafaqada xaasidnimada lugooyada xinta diradiraha xishoodladarada dhuuniraaca kunool oo aan la aanteed noolaankarin waa in aad u aragtaan dhabtii dadkaan in ay ku si faysan yihiin xaaladahaas oo idil.

    maah maah kale oo soomaaliyeed oo dhayasaa jirta

    (oo hinta orgia ka ween )

    xiritaanka madaxa ama agaasimka idaacadda ama shabakada horseed waxa ay ka mid tahay maahmaahyada aan kor ku soo qoray.

    anagoo og waxkasta oo ay yihiin iyo dhaqankoodu sida uu yahay waxaa ku khasbantahay in aad qaadatid
    dhaqan dhaqankaa ka soo hor jeeda oo aadan ku raacin waxa ay rabaan ee aad maya tiraa .

    waanu ka xunahay cadaalad darada iyo anshax la aanta lagu sameeyay walaalkeen oo xoriyadiisa meel looga dhacay ,ma u diyaar garowdeen in aad arkaysaan fulxumo noocaas ah iyo cadaawad halkaa gaarsiisan iyo waxaan la aqoon.

    maadmaah soomaaliyeed ookale ayaa leh.

    (ninkii qeerkiis loo xiirayow adna soo qoyso)
    ma ii sheegi kartaan in la ciqaabay faroole marki uu weeraray barlamaanka puntlaand oo waliba dad uu ku laayay jawaabtu waa maya hadana waxaa la siiyay madaxtinimo,maxaad kaloo rabtaa in aan kuu sheego.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s