Dagaalkii Galgala oo istaagay Iyo Puntlando horumar ka gaartay dagaalkii saakay dhacay.

Wararka naga soo gaaraya jiida hore ee dagaalka ayaa sheegaya in uu dagaalkii istaagay islamarkaana ciidamada dawlada puntland ay dagaalka ka sameeyeen horumar.

Ciidan aad u tira badan ayaa maanta ka baxay magaalada boosaaso ciidankaas waxaa hor boodayay wasiirka arimaha gudaha iyo wasiirka amniga.

Hosbitaalka boosaaso ayaa la keenay 3 askari oo meed ah iyoo in ka badan 10 askari oo dhaawac ah.

Dagaalkan ayaa u muuqda mid soo afjarmay wallow laga yaabay in mar kale uu dib u qarxo dagaalku.

wixii soo kordha waxaad kala socotaan shabakada allcasayr.com

boosaaso

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s