Qarax xalay ka dhacay magaalada Boosaaso.

Sadex ka tirsan ciidamada Maamulka Puntland ayaa geeriyootay 4 kalena way dhaawacantay kaddib markii Miino lagu qarxiyay xilli ay howl gal ka wadeen gudaha magaallada Boosaaso.

Qaraxaan oo ahaa Miinada la hago ayaa lala beegsaday gaari ay lahaayeen ciidamada Ammaanka Puntland oo xalay Ilaalo ka hayay gudaha magaalada Boosaaso, waxayna wararku sheegayaan in qaraxu uu saameeyay gaarigii ay wateen ciidamadu.

Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ayaa soo gaaray goobta qaraxu ka dhacay, ayagoo bilaabay baaritaano aan wali cidna loo soo qaban.

Wariyaha magaalada Galkacyo uga soo warrama Radio Muqdisho C/risaaq maxamed Axmed ayaa ku warramaya in ciidamada Booliska ee magaalada Boosaaso ay saakay si weyn u baarayaan ciddii ka dambeysay qaraxaasi, ayadoo ammaanka si weyn loo adkeeyay.

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s