Xaflada Qalinjabinta Ardayda Reer Puntland ee india

Hyderabad:-  waxaa 4 bisha kabilaabatay qabaqaabinta xaflada qalinjabinta ardayda reer puntland ee wadanka india wax kabarata , xafladaan oo laba bari soconaysay .
Maalintii kowaad oo ahayd maalintii dalxiiska iyo booqashada jaamcadaha oo loo qabtay ardayda qalinjabinaysay .
Maalintii labaad oo ahayd 5 bisha waxaa loo qabtay xafladii waynayd oo kasoo qaybgaleen dhamaan ardayda ajnabiga ah ee joogta wadanka india.
Xafladu waxay aheed laba qeebood oo kala ah: Qayb Ingris ah iyo Qayb Soomaali ah.

1- Qaybta Englishka waxaa daadaheenayey C/laahi Xuseen, waxayna aheed saan.
Hadaba waxay xafladani ku bilaabmatay jawi dagan, waxayna u bilaabmatay sidatan.
Waxaa aayadaha quraanka ku furay Sh. Maxamed Sujuur , waxaa ku xigay maxaadiro aad u qiima badan oo ka hadlaysay ardaynimada iyo wanaaga waxbarashada waxaana soo jeedinayay Sh. Khalif Faarax .
Xaflada marki qaybtii diiniga ahayd dhamaatay ayaa waxaa loo istaagay heestii calanka Somalia taas oo dadka qiiro badan ku reebtay heestii markii ey dhamaatayna , waxaa ku xigay muqaalka Guud ee Puntland Qaybaha kala duwan ee waxbarashada Puntland  oo usoo diyaariyay Maxamed Saciid Xarigle.
Waxaa madasha lagu soo dhaweeyay marti sharaf ka socotay Jaamacadaha kala duwan ee magaalada Hyderabad iyo Dhakhaatiir kasocotahay isla Gobolka Andhara Pradesh ,  iyagoo halkaas kasoo jeediyay  hadalo aad u qiima badan isla markaasna ardayda ku reebay yididiilo iyo inay hankooda kor u sii qaadaan .
Waxaa halkaas hadlay Gudoomiyaha Ardayda Puntland ee india Axmed Huruuse Hashi  isagoo u mahadceliyay marti sharaftii kasoo qaybgashay madasha xaflada
Iyo ardayda kasoo qayb gashay xaflada,  waxuuna fariin hanbalyo ah u diray dhamaan ardayda reer Puntland ee Aduunka dhan, kana dhawaajiyay dalku inuu ayaga arday ahaan sugayo.
Waxaa lagudoon siyay arday shahaadooyinkii, waxaana gudoonsiiyey Marti Sharafta ka timid Jaamacada iyo Isbitaalada Gobolka iyo Hooyo soomaaliyeed oo ka soo qaybgashay Hooyo Fadumo Olol.
Shado bixinta kadib, waxaa loo dareeray qeebta loo diyaariyey in lagu qaato cashada, halkaas oo qaab dhaqanka ardayda loogu soo jeediyey amaan wanaagsan, sida xilkasnimada leh oo ay u dhaqmayeen.
2- Qaybta labaad waxaa daadihinayey C/rashiid Faraax Warsame (Qalinle)
Waxaa lagu bilaabay, Buraabur aaad u qiimo badan oo ay soo jeedisay  Gabdha loogu yeero Jihaan, buraaburkaan oo xaflada iyo qiimaha ardaynimo ka hadlayey.
Waxaa soo gaartay xiligii tartan aqooneedka oo ay soo diyaarsheen Maxamed Macalin Iyo Siciid Cawaale.
Tartan aqooneedkaas kadib waxaa laguda galay Dood cilimiyeed ardaydu ka qaybkaadatay, Waxaa soo diyaarshay Maxamed Cali Nur, waxaa ka qaybqaatay   1- C/rizaaq Maxamed Xasaan, 2- Muhubo Farah Abdi, 3- Maxamed Ahmed Cali (m/ed macalin) 4- Shire Salah Jaamac ( Shire dheere) 5- Maxamed cali Nur (Wasiirka)
Kadib Doodcilimyeedka waxaa soo galay gabay aad u xiiso badan oo uu soo tiyaarshay MaxamedGaas, oo ka tarjumayey aqoonta iyo waliba sida wadanku u dayacan yahay (Soomaaliya), waxaa ku sii jiga barnaamij caafimaada oo uu soo diyaarshay Maxamed Cali ciise (Farayare), halkaas oo looga faa’idaystay Cilmi aad u farabadan oo dadku rabeen.
Qaybtii riwaayada oo ay soo diyaarsheen ardayda ayaa waxay aheed mid aad u xiiso badan, riwaayadaan ayaa waxaa soo diyaarshay Bashiir Caliyare, waxaa ka qayb qaatay 1- Siciid Axmed Waal, 2- C/fatax Maxamed Nasar, 3- Cumar Ciiraale 4- C/asis Maxamud iyo 5- Farxaan Maxamed (Farxaan Ukun).
Xafladaan ayaa aheed mid ay aad dadku oogu wada riyaaqeen, ooguna hanbalyeeyn ardayda reer Puntland iyo Maamulkooda ba, ayada oo la sheegay in siku xirnaantooda ay tahay mid ku dayasho mudan.
Waxaa Xafalada soo xiray Gudoomiyaha ardayda Puntland Axmed Huruuse Hashi
Waxaa Xafladaan waxaa soo qaban qaabiyey, Gudiga Ururka ardayda reer Puntalnd ee dalka India
Siciid Axmed waal ( Qardho boy)
A/rizaq Maxamed Xassan (Eeyaahee)
A/rishid Farah Warsame ( Qalinle)
A/asis Maxamud cagmadhige (Timacade)
Siciid Yusuf Cawaale
Farxaan Maxamed Xasan
Ayaan C/laahi Hagaa
Muhubo Farah Cabdi
Axmed Huruuse xaashi
Waxaa soo diyaariyey
Maxamed Saciid Cali (xarigle) Hyderabad india .

Xaflada Qalinjabinta Ardayda Reer Puntland  ee india
Hyderabad:-  waxaa 4 bisha kabilaabatay qabaqaabinta xaflada qalinjabinta ardayda reer puntland ee wadanka india wax kabarata , xafladaan oo laba bari soconaysay .Maalintii kowaad oo ahayd maalintii dalxiiska iyo booqashada jaamcadaha oo loo qabtay ardayda qalinjabinaysay .Maalintii labaad oo ahayd 5 bisha waxaa loo qabtay xafladii waynayd oo kasoo qaybgaleen dhamaan ardayda ajnabiga ah ee joogta wadanka india.

Xafladu waxay aheed laba qeebood oo kala ah: Qayb Ingris ah iyo Qayb Soomaali ah.
1- Qaybta Englishka waxaa daadaheenayey C/laahi Xuseen, waxayna aheed saan.
Hadaba waxay xafladani ku bilaabmatay jawi dagan, waxayna u bilaabmatay sidatan.
Waxaa aayadaha quraanka ku furay Sh. Maxamed Sujuur , waxaa ku xigay maxaadiro aad u qiima badan oo ka hadlaysay ardaynimada iyo wanaaga waxbarashada waxaana soo jeedinayay Sh. Khalif Faarax .
Xaflada marki qaybtii diiniga ahayd dhamaatay ayaa waxaa loo istaagay heestii calanka Somalia taas oo dadka qiiro badan ku reebtay heestii markii ey dhamaatayna , waxaa ku xigay muqaalka Guud ee Puntland Qaybaha kala duwan ee waxbarashada Puntland  oo usoo diyaariyay Maxamed Saciid Xarigle.
Waxaa madasha lagu soo dhaweeyay marti sharaf ka socotay Jaamacadaha kala duwan ee magaalada Hyderabad iyo Dhakhaatiir kasocotahay isla Gobolka Andhara Pradesh ,  iyagoo halkaas kasoo jeediyay  hadalo aad u qiima badan isla markaasna ardayda ku reebay yididiilo iyo inay hankooda kor u sii qaadaan .
Waxaa halkaas hadlay Gudoomiyaha Ardayda Puntland ee india Axmed Huruuse Hashi  isagoo u mahadceliyay marti sharaftii kasoo qaybgashay madasha xaflada Iyo ardayda kasoo qayb gashay xaflada,  waxuuna fariin hanbalyo ah u diray dhamaan ardayda reer Puntland ee Aduunka dhan, kana dhawaajiyay dalku inuu ayaga arday ahaan sugayo.
Waxaa lagudoon siyay arday shahaadooyinkii, waxaana gudoonsiiyey Marti Sharafta ka timid Jaamacada iyo Isbitaalada Gobolka iyo Hooyo soomaaliyeed oo ka soo qaybgashay Hooyo Fadumo Olol.

Shado bixinta kadib, waxaa loo dareeray qeebta loo diyaariyey in lagu qaato cashada, halkaas oo qaab dhaqanka ardayda loogu soo jeediyey amaan wanaagsan, sida xilkasnimada leh oo ay u dhaqmayeen.
2- Qaybta labaad waxaa daadihinayey C/rashiid Faraax Warsame (Qalinle)
Waxaa lagu bilaabay, Buraabur aaad u qiimo badan oo ay soo jeedisay  Gabdha loogu yeero Jihaan, buraaburkaan oo xaflada iyo qiimaha ardaynimo ka hadlayey.
Waxaa soo gaartay xiligii tartan aqooneedka oo ay soo diyaarsheen Maxamed Macalin Iyo Siciid Cawaale.
Tartan aqooneedkaas kadib waxaa laguda galay Dood cilimiyeed ardaydu ka qaybkaadatay, Waxaa soo diyaarshay Maxamed Cali Nur, waxaa ka qaybqaatay   1- C/rizaaq Maxamed Xasaan, 2- Muhubo Farah Abdi, 3- Maxamed Ahmed Cali (m/ed macalin) 4- Shire Salah Jaamac ( Shire dheere) 5- Maxamed cali Nur (Wasiirka)
Kadib Doodcilimyeedka waxaa soo galay gabay aad u xiiso badan oo uu soo tiyaarshay MaxamedGaas, oo ka tarjumayey aqoonta iyo waliba sida wadanku u dayacan yahay (Soomaaliya), waxaa ku sii jiga barnaamij caafimaada oo uu soo diyaarshay Maxamed Cali ciise (Farayare), halkaas oo looga faa’idaystay Cilmi aad u farabadan oo dadku rabeen.
Qaybtii riwaayada oo ay soo diyaarsheen ardayda ayaa waxay aheed mid aad u xiiso badan, riwaayadaan ayaa waxaa soo diyaarshay Bashiir Caliyare, waxaa ka qayb qaatay 1- Siciid Axmed Waal, 2- C/fatax Maxamed Nasar, 3- Cumar Ciiraale 4- C/asis Maxamud iyo 5- Farxaan Maxamed (Farxaan Ukun).
Xafladaan ayaa aheed mid ay aad dadku oogu wada riyaaqeen, ooguna hanbalyeeyn ardayda reer Puntland iyo Maamulkooda ba, ayada oo la sheegay in siku xirnaantooda ay tahay mid ku dayasho mudan.
Waxaa Xafalada soo xiray Gudoomiyaha ardayda Puntland Axmed Huruuse Hashi
Waxaa Xafladaan waxaa soo qaban qaabiyey, Gudiga Ururka ardayda reer Puntalnd ee dalka India
Siciid Axmed waal ( Qardho boy)A/rizaq Maxamed Xassan (Eeyaahee)A/rishid Farah Warsame ( Qalinle)A/asis Maxamud cagmadhige (Timacade)Siciid Yusuf CawaaleFarxaan Maxamed Xasan Ayaan C/laahi HagaaMuhubo Farah CabdiAxmed Huruuse xaashi
Waxaa soo diyaariyey Maxamed Saciid Cali (xarigle) Hyderabad india .

SAWIRADA HALKAAN KA DAAWO

http://picasaweb.google.com/111988206390496514943/Qalinjabin#slideshow/5491094305352969042

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s