Nin Dad ku Laayay Wadanka UK oo Wali Laqaban La,yahay

Ninkan ayaa dhaawacay gabar saxiibtiis ahaanjirtay  dilayna ninkii ay gabadhu saxiibka la ahayd,ninkaas oo lagu magacaabo Mr Moat.

Poliska wadanka uk ayaa ilaa iyo hada qaban la ninkan,ninkan ayaa ah nin hubaysan  una sheegay poliska in uu ladagaalami doono balse uusan  shacabka wax dhibaato ah u gaysan doonin.

Poliska ayaa soo bandhigay in ay lacag sii doonaan qofkii soo sheega ninkan lacagtaas oo gaaraysa 10.000   oo lacagta engiriiska ah.

Warbixintan oo English ah Halkan ka akhriso

Mukhtar Omar

Leicester

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s