Dagaalo Iyo Duqeymo Culus oo Ka Soconaya Magaalada Muqdisho Iyo Sheikh Shariif oo Dagaalka Hogaaminaya

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kasii soconaaya dagaalo iyo duqeymo xoogan oo u dhaxeeya Ciidanka Dowladda Federaalka oo gacan ka helaaya kuwa AMISOM iyo kooxaha mucaaradka ee kasoo horjeeda gaar ahaan kooxda Al-Shabaab.

Dagaalka xoogiisa badan ayaa ka socda Waqooyiga magaalada gaar ahaan degmooyinka Cabdicasiis iyo Shibis,iyadoo uu u dhaxeeyo Ciidanka Dowladda iyo kuwa Al-Shabaab waxaana la isku adeegsanaaya hubka culus oo noocyadiisa kala duwan.

Waxaana xusid mudan in jiida hore ee dagaalka la sheegay uu ku suganyahay Madaxweyne Sheikh Shariif iyo Wasiiro ka tirsan Dowladda Federaalka iyo Xildhibaano oo u jooga halkaas dhiiragelinta Ciidanka.

Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashey dagaalka,waxaana ku geeriyooday inta la ogyahay 8-qof oo rayid ah ayadoo ay ku dhaawacmeen inka badan 21-qof oo la geeyey xarumaha Isbitaalka halkaas oo lagu dabiibaayo.

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s