baanduulihii Daraawiishta Puntland oo geeryooday.

ebe ha uraxmadee Abaanduulihii Ciidanka Daraawiishta ee dawlada Puntland G/lle Sare Maxamed Salaad ayaa maanta ku geeryooday deegaanka Afsoone oo katirsan Bariga gobolka Karkaar ee dawlada Puntland halkaas oo uu Abaanduuluhu ka rarayey ciidamo katirsan Daraawiishta dawlada Puntland islamarkaasna waxaa uu Abaanduuluhu u socday dhanka Deegaanka uur-jire oo ah meel ay dhawaan ku dagaalamay Beelo walaalo ah kasoo jeeda gobolka Bari ee dawlada Puntland.

Abaanduulaha ayaa lasheegey inuu maanta ka tagay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar,halkaas oo uu saaco kooban kusugnaa waxaana ka hor imaanshihii Qardho uu Abaanduuluhu kasoo tagay magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland,Sarkaalkan geeryooday ayaa lasheegey in uu hornuud u ahaa ciidamo kaladuwan oo katirsan kuwa Puntland oo lakala dhexdhigay Beelaha walaalaha ah ee ay dirirtu u dhaxayso,kuwaas oo ay dawlada Puntland ciidamo badan kala dhexdhigtay.

Sarkaalkan geeryooday waxaa la gadoomay Gaari nooca raaxada ah oo uu watay,waxaana Shilkaas naxdinta leh ku dhaawacmay uguyaraan 3-Ruux oo isugujiray Ilaalada Abaanduulaha & Darawalkiisa,waxaana imika lagu dabiibayaa Isbitaalka weyn ee magaalada Qardho halkaas oo goordhaweydna lageyeey Meydka Marxuumkan geeryooda.

G/lle Sare Maxamed Salaad ayaa wuxuu hordhac u ahaa Saraakiil badan oo dawlada Puntland katirsan,waxaana goobta uu Dagaal beeleedku ka qarxay dhawaan kusoo qulqulaya wufuud badan oo dawlada Puntland katirsan kuwaas oo lasheegey in laga yaabo in Madaxweynaha dawlada Puntland

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s