Beenin warar lagu qorey webabka alcarab.com iyo somalifans.com

Anigoo ku hadlaya Magaca warbaahinta casayrmedia waxaan halkan ka canbaarenayaa warbixin lagu qorey webabka alcarab.com iyo somalifans.com oo aheed  in ay beesha siwaaqroon ku dhawaaqeen maamul ka madaxbanaan puntland.

http://alcarab.com/warsom/?id=180

Waxaa kaloo aad uga xunahay in dad wax magarata ahi ay waxanka qoraan yagoo isticmaalaya sawiro khaldan.

Sawirada ayaa aha sawiro aanu kasoo qaadnay xaflad aroos taasoo loolgu hambalyeenayay aruuska iyo aroosada hashim maxamed iyo suuriya maxamed banaa.

Waxaa raali galin ka bixi naynaa in dadkii sawiradooda sida khaldan loo adeegsaday  isla markaan maamulka webka waxa uu leeyahay waa in ay dhamaan raali ka ahaadeen arintaa yada ah waana mahadsantihiin.

Waxaa taas ka sii daran in warbixinta hoosteeda ku soo qoreen  allcasayr.com oo ay micnaheedu tahay waxaanu warka ka soo qaadanahay webka allcasayr.com. waxaanu leenahay warkaas waxba kama jiro warbaahinta allcasayr na laguma daabicin.

Waxaan maamulayaasha webabkaas uga fadhinaa meesha ay ka keeneen warbxinta iyo cida u soo dirtay emailadooda.

wixii faahfaahin ahna noogu soo dira Emailka webka

Maamulka Webka

Leave a comment

Filed under webmaster

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s