Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Gobol Cusub

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud ayaa maanta qoraal kasoo baxay xafiiskiisa uu ku magacaabay gobol Haylaan oo ka mid noqonaaya gobolada Puntland.

Wareegtada Madaxweynaha Puntland ayaa lambarkeedu ahayd 49 soona baxday 20/06/2010 waxaan wareegtada lagu xusay markuu arkay Dastuurka Puntland qodobkiisa 80aad Iyo kiisa 7aad farqadiisa 1aad ee Dastuurka DGPL,markuu la tashaday Wasiirka arimaha gudaha iyo Dowladaha Hoose Waxaa uu xeeriyay In uu Magacaabo Gobalka Haylaan.

Gobolkaan ayaa magaalo madaxdiisa ay noqon doonta degmada Dhahar,waxaana wareegtada Madaxweynaha lagu sheegay in degmooyinka gobolkaasi uu dib kasoo magacaabi doono.

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s