Warshada qasacadaynta kaluunka ee magaalada xaabo oo soo bandhigtay wax qabadkeeda

Waxaa la soo bandhigay wax soo saarka warshada qasacadaynta kaluunka ee xaabo waxay  habo tuna factroy  waxaa ay soo bandhigeen shaqaalaha warshada iyo mulkiilayaashu wax qabadkeedi kowaad ee ay warshadu soo saarto .

warshada kaluunka ee xabo ayaa ah mid tayadeeda wax soo saar ay aad u wanaagsan tahay ahna warshad casri ah kuna taal meel aad ugu saraysa soo saarka kaluunka madaw ee laga sameeyo tuna .

Waxa ay u doorteen mulkiilayaasha warshadu  magaalada xaabo ,waxaa magaalada xaabo horay uga jiri jiray laba warshadood oo ah mid kaluunka qasacadaysa iyo mid qalajisa waaana meel aad ugu wanaagsan wax soo saarka khayraadka bada.

waxaa  kalkaas lagu soo bandhigay qaabka ay wax u soo saarto warshadu iyo qaabka shaqaaluhu hawlahooda u kala  qayb sadaan , warshadaan ayaa ah mid wax tar wayn u leh  dhamaan dadwaynaha soomaaliyeed gaar ahaan bulsha waynta ku dhaqan deegaanada casayrland ,

Idiris Makiinad Dooxajoog

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s