Furitaanki copka aduunka oo lagu furay South Africa iyo Maxsico oo ku dhamaatay 1:1

Waxaa galabta ka bilowday dalka South Africa cayaaraha copka aduunka ee kubada cagta waxaana lagu furay cayaarti kowaad dalka marti galiyay copka aduunka South Africa VS Mexsico.

Cayaarta bilowgeeda waxaa la saaray weerar kooxda South Africa waxaana banooniga maamulayay kooxda maxsico balse markii dambe ee aay mudo 20daqiiqo ah socotay kooxda south africa waala qaybsatay banoonigi Maxsico .

kaambiyihi hore waxaa lagu kala nastay 0:0 waana la isu soo laabtay  S. Tshabalala  ayaa waxa uu goal u dhaliyay daqiiqadi 55aad xulkiisa south Africa waxa uuna ku guulaystay abaalmarinta la gudoonsiiyo qofka goalka koowaad dhaliya.

R. Marquez ayaa u keenay daqiiqadi 79aad  goalki bareejada kooxdiisa Maxsico  waxayna ku dhamaatay bareejo 1:1

Idiris Makiinad Dooxajog

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under SPORTS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s