Gudoomiyaha Barlamanka cusub oo maanta ka dhoofay Muqdisho.

Gudoomiyaha cusub ee Barlamanka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa barqanimadii maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdsiho.

Gudoomiyaha Barlamanka iyo wafdiga uu hogaaminayo oo kur u dhaafayay ilaa 10 xubnood ayaa ku sii jeeda magaalada Nairoobi ee xarunta dalka Kenya, iwaxa ayna halkaasi kula kulmi doonan mas’uuliyiinta hey’ada UNDP iyagoo kala hadli doona sidii hey’adu ay u bixin laheyd xuquuqda mudanayaasha Barlamanka sida u Radio muqdisho u xaqiijiyay la taliyaha R/wasaaraha ee dhinaca warfaafinta Cabdi xaaji Goobdoon.

Safarkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee Gudoomiyaha cusub ee Barlamanka uu dibada ugu dhoofo tan iyo markii dhawaan mudanayaasha Barlamanka Soomaaliya ay si rasmi ah ugu doorteen Gudomiyaha Barlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo ku xigeenadiisaba.

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s