Roobabkii Maalmahan Ka Da,aayay gobalka Casayrland oo istaagay Kadib 4Maalmood u da,ayay

Roobab qaatay mudo ku dhow 4  maalmood ayaa ka da’ay degaanka gaobalka casayrland iyadoo roobabku biyo badan dhigeen.

Wararka ayaa intaa ku darayaa in ay roobabkaasi ku geeryoodeen dad garaya ilaa 3 qof.

Taliyaha ciidanka gobalka casayrland Maxamed Xirsi Cumar Samatar oo jooga degmada baargaal ayaa ii sheegay in istaagay roobkii lakiin uu dhaliyay khasaaro badan.

Taliyaha oo aan maanta kula hadlaayay khadka teleefonka ayaa ii sheegay in ay jaaliyada gobalka ay caawiyaan dhamaan dadka ku waxyeeloow roobabkii dhawaanaha ka da,ayay degaabnka.

Ganacsiga iyo gaadiidka ee gudaha Gobalak ayaa dib u bilawday ka dib maalmo badan uu xirnaa.

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s