Ciidanka Itoobiya oo xasuuq ka geystay Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn

Buuhoodle:-War hordhac ah oo dhawaan soo gaaray xafiiska Warqabadka ee boocameonline  ayaa sheegay in dhawaan gudaha Magaaladsa Buuhoodle ka bilaabatay rasaas xooggan oo ay is dhaafsanayaan sida la sheegayo dadka degaanka iyo ciidamoa Itoobiya oo dhawaan soo galay Magaalada. Rasaas Xooggan ayaa waxaa laga maqlayaa magaalada oo dhan ciidanka Itoobiya ayaa waxaa uu si gardaro ah u kala xira y magaalada isagoo baabuurta iyo dhaqdhaqaaqaba joojiya taas oo ay ka caroodeen dhalinyarada magaalada oo dagaal kala hortagay.

Ciidanka Itoobiyaanka ayaa hub culus ku garaacay magaalada waxaan la soo sheegayaa in ilaa 3 qof ay dhinteen halka aan ilaa hadda la aqoon khasaaraha kale oo ka dhashay duqaynta arxan daradaha e ciidanka Itoobiya geysteen. Warka oo faahfaahsan dib ayaan idin kala soo socodsiin doonaa insha Allaahu.

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s