War DegDeg ah:Dabaylo aad u xoog badan oo ka dhacay degmooyinka Caluula Iyo Xaabo

Wararka naga soo gaaraya degmoooyinka Caluula Iyo Xaabo ayaa sheegaya in ay halkaasi ka dhaceen dabeelo aad u xoog badan.Degmada caluula ayaa waxaa ka dhacay dabaylo xoog badan kuwaaso dhaliyay khasaarooyin aad u badan,dabaylahan ayaa dumiyay guryo aad u badan.

Maanta duhurnimadii ayay aheed mar ay badu soo butacday taasoo dadka degaanka ku dhalisay cabsi iyo walwal,nasiib wanaag saacado yar ka dib badii ayaa dib u noqotay.

Waxaa adag in xogta dhabta ah laga helo degaankaas waayo waxaa hawada ka maqan isgaarsiinta.

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s