War deg deg ah: Cumar C/rashiid oo gaashaanka u duruurey go’aankii Madaxweyne Sheikh Shariif

  • Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa goor dhow ku dhawaaqay in wali ay shaqeyneyso Xukuumadiisa, isla markaana uu yahay wali Ra’iisul Wasaaraha, isagoo ku tilmaamay go’aankii Madaxweynaha mid aan sharci aheyn.Cumar C/rashiid ayaa ku tilmaamay sharci daro go’aanka Madaxweynaha uu ku kala diray Xukuumadiisa,”Go’aanka Madaxweynaha ma ahan mid sharci ah, waxba kama jiraan, wali Xukuumadeyda waa shaqeyneysaa”ayuu yiri Cumar C/rashiid oo.Shirka jaraa’id ee Dr. Cumar C/rashiid ayaa waxaa uu ku sheegay in Golihiisa Wasiirada uu maanta la kulmay, isla markaana uu ku amray in ay sii wataan howshooda.Hadalka ka soo yeeray Cumar C/rashiid ayaa waxaa uu sii xoogeysinayaa khilaafka ballaaran ee dowladda u dhaxeeyo, xilli shalay Madaxweyne Shariif uu ku dhawaaqay inuu kala diray Xukuumada, isla markaana uu is casilay Xukuumadii Cumar C/rashiid
Hoyga Wararka Somaliyeedwww.allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s