WAR DEG DEG AH Madaxweynaha iyo sheekh Aaddan madoobe oo kulan u socdo.

waxaa ka soconayaa xafiiska madaxweynaha Soomaliya kulan albaabadu u xiran yihiin oo ay wada yeelanayaan madaxweyne sheekh shariif iyo guddoomiyaha baarlamaanka sheikh Aadan madobe, kulankaas ayaa ah kii labaad oo ay yeeshaan madaxweynaha iyo sheekh aadan madoobe tan iyo illaa xalay kadib khilaafaadki shalay ka dhex dhashay baarlamaanka soomaliya.

warar hoose ayaa sheegaya in kulanka looga hadlaayo sdii xal looga gaari lahaa khilaafaadka jira, wuxuuna u muuqayaa shirkaan wada tashi uu madaxweynuhu la qaadanaayo masuuliyiinta sare ee dowladda.

waxaana sidoo kale kulanno yeeshay Madaxweynaha iyo R/wasaaraha soomaliya Mudane cumar c/rashiid waxayna uga wada hadleen sidii loo wajahi lahaa xallinta khilaafaadka.

madaxweyne ssheekh shariif ayaa la filayaa goor dhaw wada tashiga kadib in uu saxaafadda kula hadlo xarunta madaxtooyada Soomaliya, waxaana la filayaa in madaxweynuhu oo so saaro go’aano lagu so afjaraayo waxyaabaha ka jira gudaha dowladda.

wixii warar ah waan idiin so gudbin doonaa insha Allaah

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s