Madaxwaynaha puntland oo xilal ka qaaday gudoomiyaal maxkamado kuwa kalena magacaabay

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu Arkay: Dastuurka Dowladda Puntland

Markuu Arkay: Go’aanka GSG/3/2010,ee 12/05/2010 kana soo baxay guddiga Sare ee Garsoorka kuna saabsan ruqso Garsoorayaal Maxkamadeed

Xeer ilaaliyaal iyo magacaabid Garsoorayaal cusub

Markuu Garwaaqsaday:Baahida loo qabo tayaynta Garsoorka

Wuxuu Xeeriyey:

I)Waxaa shaqada Garsoorka laga ruqseeyay:

1) Cabdirisaaq Xaaji Aadan Gudoomiyaha Maxkamada Darajada 1aad ee Bosaaso

2) Dr.Axmed Maxamed Yuusuf Xeer ilaaliyihii gobolka Bari

3) Fu’aad Cabdi Ducaale Garsoorihii Maxkamada Darajada 1aad ee Bosaaso

4) Maxamuud Ismaacil Cali Garsoorihii Maxkamada Racfaanka gobolka Bari

5)Cabdi Ciise Maxamuud Xeer ilaaliyihii gobolka Nugaal

II) Sidoo kale waxaa la magacaabay:

1) Dr.Maxamuud Cismaan Maxamuud Garsoore Maxkamada Darajada 1aad ee Bosaaso

2) Cabdulaahi Ciise Saalax Garsoore Maxkamada Darajada 1aad ee Bosaaso

3) Maxamuud Axmed Shaanle Garsoore Maxkamada degmada Caluula

4) Faarax Xassan Ismaacil Garsoore Maxkamada degmada Qandala

5) Cabdicasiis Maxamed Yuusuf Garsoorihii Maxkamada degmada Iskushuban,waxaa loo bedelay Garsoore Maxkamada Darajada 1aad ee Bosaaso

Xeerkaani wuxuu dhaqan galaaya markuu Madaxweynaha Saxiixo.

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s