Baaq Ay Soo Saareen Bulsho Waynta Reer Casayrland

Ku: Madaxweynaha Dowlada Soomaaliyeed
Ku: Raisul wasaaraha Dowlada Soomaaliyeed
Ku: Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliyeed
Ku: United Nations
Ku: Midowga Africa
Ku; Midowga Urub
Ku; Jaamacada Carabta
Ku: Ururka Islaamka
Ku: Dhamaan cid kasta oo daneyneysa arimaha Soomaaliya
 
Ujeedo: Baaq
 
sida aan la wada socono waxa soomaali loo qabtey shirar badan wixi ka dambeeyey burburki dowladi qaran ee 1991ki. shirarkaa dhamaantood waxaa lagu qabtey dalka dibadiisa, mid kastina sida uu u dhacay iyo sida uu ku dhamaadey waa la wada ogyahay. iyagoo taa ka shidaal qaadanaya ayaa dadka ku nool degaanka Casayr waxay garteen in shirka dambe ee soomaali loo qabanayo lagu qabto gobolka casayr magaala madaxdiisa C A L U U LA. Sababaha soo socda darteed:
  • waa amaan
  • dadka degaanku waa dad wadaniyiin ah
  • waa dad nabada jecel
  • waa dad ku caan baxay marti gelinta
  • degaanku waa amaan oo cid looga baqaayo carqalad ma jirto
  • waa degaan nabadiisa si sahal ah loo sugi karo
  • waa degaan aan fidmad wade iman karin loona ogoleyn.
  • Caluule waxay ledahay Airport Fiican.

 

Cida ka soo qayb geleysa shirka, Hey’adaha Caalamigaa ka sokow

waa in degma kasta ee soomaaliyeed soo dirsataa shan qof oo ay soo xulatey.

waa in shanta qof la xaqiijiyo dhinac kasta.

waa sidaa sida lagu dhisi karo dowlad soomaaliyed oo tayo iyo tabarba yeelan karta.

waxaan filaynaa in baaqayaga oo aan mudo falan qeyneyney uu meel mari doono.

waxaa baaqa  soo deray dhamaan dadka ku nool degaanka Casayr Yar iyo weyn.

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s