War deg deg Ra,isal wasaare Gorden Brown oo is casilay

Ra,isal wasaare Gorden Brown ayaa iska casilay xilki raisal wasaarenimo ee dalka brittian is casilaadaan ayaa imaanaysa ka dib marki uu Nic Clegg, hoyaamiyaha xisbiga   Liberal dom  shuruud uga dhigay xisbiga labourka haddi ay wadahalo rabaan labada xisbi dhex mara  inuu xilka iska casilaa Gorden brown.

Gorden Brown ayaa is casilay  si uu xisbigiisa iyo xisbiga Liberal dom,  ay wada hadalo u wada yeeshan wadahadalaan oo ah in ay soo wada dhisaan xukuumad wadaag ah maadaama uusan xisbina helin codka aqlabiyada doorashooyinkii ka dhacay wadanka UK .

Ka gadaal is casilaadiisi ayuu Gorden Brown waxa uu u kicitimay  guriga boqortooyada  Uk waxa uuna  wada hadalo gaaban la soo qaatay boqorada dalka Uk waxa kale oo uu geeyay waraaqdiisi istiqaalada.

Idiris Makiinad

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s