Geeldoon oo Lagu Bedelay Nin Reer Garoowe ah

Wararka Naga soo gaadhaya Magaalada Bosaaso ayaa sheegaya in Xooghayihii Dawlada Hoose ee Magaalada Bosaaso C/saaq Axmed Geeldoon uu dhawaan Faroole ka qaaday Xilka isaga oo aan sheegin waxa eedayn ah oo loo soo Jeediyay Masuulkaasi, Wararka qaar ayaa sheegaya in Xilka qaadista Geeldoon ay Badhitaarayeen Wasaarado badan oo ay ka mid tahay Tan Aminga ee Gen-Yuusuf Axmed Khayr.

Nin Saaka loo Magcaabay Xooghaya Dawlada hoose ayaa laga soo Bedelay Magaalada Garoowe ee uu Asal ahaan ka soo Jeedo Faroole, Taasina waxay ku Tusinaysaa in Faroole Xusul duub Xoogan ugu Jiro inuu Ilaha dhaqaale Geeyo Qoyskiisa.

Taliyaha Dekeda Bosaaso Maxamed Yare oo ahaa Nin Gobolka Mudug ka soo Jeeda ayaa Faroole dhawaan xilka qaadis ku Sameeyay isaga oo Keenay Xafiiska Nin kale, sidoo kale Taliyaha Garoonk Bosaaso Xasan Shire Amaan ayaa loogu Tukubayaa Ulo Boocale  taasi oo la doonayo in Xilka laga qaado.

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s