wardegdeg ah:David Cameron ayaa Noqday Raisal wasaaraha Dalka Britain.

Caawa saacada Uk markay aheed 8.20pm ayaa boqorada dalka uk ay ku dhawaaqday in adavid camerom uu yahay raisalwasaaraha dalkan xakumi doona 5 sano soosocota.

David oo ay hareer socotay xaaskiisa ayaa waxa uu khudbad ka jeediyay aqalka dalka uk laga xakumo hortiisa. wuxuuna sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in uu noqdo raisalwasaaraha dalka uk.

Mr cameron ayaa laga sugaya in uu soo dhiso dawlad wadaag ah taas oo ay wadaagi doonaan xisbiga konsertifka iyo xisbiga libral dimokratoka.

Madaxwaynaha dalka Maraykanka Brack Obama ayaa u soo hambalyeeyay raisalwasaaraha cusub.

Fahad Omar said

Uk

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s