baargaal : burcadbadeed sii daysay markab ay madax furasho u haysteen ka dib markii ay qaateen lacag madax furasho

burcad badeedii markabka ku haysatay degmada baargaal aya lagu soo waramayaa inay sii daayeen markabkii markabkaa ayaa waxaa lagu magacaabaa MV TALCA waxaa sii dayntiisu timid ka dib markii burcad badeeda la soo gaarsiiyey lacago madax furasho ah .andrew mwangura oo ah sarkaal ka tirsan ururka la socda dhaqdhaqaaqa badmaaxyada geeska africa ayaa saxaafada u xaqiijiyey sii daynta markabkaas uuna sheegay in burcad badeeda markabka saaran la soo gaarsiiyey lacag madax furasho inkastoo wepka all casayr xiriir uu la sameeyey burcad badeeda saaran markabka ay noo sheegeen in la soo gaarsiiyey lacagtii markabkaan ayaa la afduubtay xili uu ka yimi wadanka masar isaga oo ku sii jeeda wadanka iiraan waxaana saaran 25 qof oo u kala dhashay wadamada srilanka flipine iyo suuriya   saraakiisha ciidanka bada ee midowga yurub oo uu hadlay afyaheen lagu magacaabo John haybour ayaa isagana xaqiijiyey sii daynta markabka ayna burcad badeeda saaran ay heleen lacagtoodii mudo sedex casho ka hor inkastoo cadadkooda aan la sheegin hadaba warar aan ku kalsoonahay oo naga soo gaaraya degmada baargaal aya sheegaya in burcadu ay ka dageen shalay galab markabka iyaga oo gaaray degmada baargaal ee gobolka casayr

 eng abdalla mohamed mohamuud

dorogbo5@hotmail.com

allcasayr

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s