Bargaal:Taliyaha ciidamada Baargaal oo Kawaramay Dagaaladi Shalay ka Dhacay Baargaal.

Shalay ayay aheed markii ay isku horimaadku ka dhacay degmada bargaal kasoo u dhaxeeya ciidamada degmada bargaal iyo kooxo burcad badeed ah.

Buracada ayaa soogaaraty degmada baargaal waxayna wateen doon ay kasoo dhaceen ganacsade degaanka ah.ciidamada ayaa weerar ku qaaday burcada waxaana u suurta gashay ciidamada in ay lawareegaan doontii ay soo dhaceen burcada.

Taliyaha ciidamada Degmada Baargaal Corneel Maxamed Adan ayaa allcasayr.com laantiisa baargaal u sheegay in ay gacanta ku hayaa doontii isla markana ay ku wareeji doonan Mulkiilihii lahaa doonta.

Taliyaha ayaa sheegay in isku horimaadkii shalay uu ku geeryooday wiil ka mid ahaa burcada,burcadii kalena waa ay baxsadeen. “Wiilka ayaa meedkiisa lageeyay Cisbitaalka degmada isla shalay galab waana aasnay maanta ayuu yiri talyahu.

Corneel Maxamed ayaa burcada uga degay inaysan isku dayin in bargaal iyo dhamaan degaanka hoos yimaada ay lasoo galaan maraakiibta iyo doonyaha ay soo dhacaan wuxuuna sheegay hadii ay taa sameeyaan ay lakulmi doonaan ciqaab,taasoo u tusaale uga dhigay wixii shalay dhacay.

Eng.Cabdi shabeelo

baargaal

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s