War Degdeg ah:Isku dhac ka dhacay degmada baargaal

Wararka naga soogaraya Degmada baaregaal ayaa sheegaya in ay halkaasi ka dhaceen isku horimaad u dhaxeeya ciidamada degmada iyo burcad badeed.

Buracadan ayaa maanta timi degmada baargaal waxayna wateen doon ay leeyihiin ganacsato reer caluula ah ka dib markii ay afduubeen doontaas.

Isku horimaadkan ayaa bilaamay ka dib markii ay burcadu diiday in ay dhiibto hubka taas ay amreen ciidamada in hubka dhigaan magaaladan si nabad ku maraan,burcada ayaa arintaa u cutamiwayday waxayna halkaas ka bilaabeen isi rasaasayn dhexmartay yaga iyo ciidamada degmadaas.

Dagaal socday in ka yar saacad waxaa halkaas ku dhintay mid ka mid ah burcadbadeedka,burcadii kale ayaa isku dhiibay ciidamada degmada.

wixii warar ah soo kordha kala soco

allcasayr.com

1 Comment

Filed under NEWS

One response to “War Degdeg ah:Isku dhac ka dhacay degmada baargaal

  1. acww dhamaan.
    qofkasta oo aad u aragtaan in uu khalkhal galinayo nabad galyada iyo degenaanta dalka waa in aad gacan bir ah ku qabataan ,qofwaliba na danbiga uu geesto lagu ciqaabo ,danbiyada burcadbadeed nimadana laga digo ciqaabtooda dil laga bilaabo kuwa lagu hayo danbiyadaas oo u bareeray in ay galaan danbiyadaa.
    mahadsanidin.
    abdalla.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s