Wariye ka tirsaan Radio mogadisho oo caawa la dilay iyo shababka oo sheegtay.

Allaha u naxariistee Wariye Shiikh Nuur Abkey oo ka mid ahaa Saxafiyiinta ugu caansan Dalka Soomaaliya mudo dheerna howsha warfaafinta ku soo jiray ayaa caawa meydkiisa la soo dhigay Agagaarka Hotelka Daameey ee Jidka Wadnaha Magaalada Muqdisho aktiisa dib markii la dilay.

Wariyayaal ku sugan Magaalada Muqdisho oo aan caawa qadka telfoonka kula xiriirnay ayaa inoo xaqiijiyey in meydka Shiikh Nuur Abkeey la soo dhigay Agagaarka Hotelkii Daameey, iyada oo ay ka muuqdaan rasaas.

Shiikh Nuur Abkeey waxa uu ka mid ahaa aas-aasayaashii idaacada Hornafrik, waxa uuna ka qeybqaatay sheekadii xiisaha laheyd ee la oran jiray intuu waqtigu i baday waayuhu haku bado, waxa uuna ku jili jiray Ma Gefe. Hase yeeshee waxaa bahda Saxaafada ay si weyn ugu xasuusataa kaaliontii uu ku laha ahorumarinta wararka iyo barnaamijyada Idaacadaha.

Maamulka Shabakadda allcasayr.com ayaa dhambaal tacsi ah u dirayo Dhamaan bahda Saxaafada iyada oo looga tacsiyeynayo geerida naxdinta leh ee ku timid allaha u naxariistee Wariye Shiikh Nuur Abkeey.

Waaxa dhawaan sheegtay dilka naxariis darada ah ee lagu kacaay wariyaha Somaliyeed Kooxda Allshabab naftiisa u qaar jisaay sowba ugu shaqeen kara Radio Mogadisho.

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s