Mr Faroole ayaa dib ugu soo laabtay puntland gaar ahaan gobalka bari,shalay ayay aheed markii madaxwaynaha lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magalada bosaaso.
Maanta isaga oo lahadlaya saxaafada puntland waxa u sheegay in ay ladagaalamayaan burcada, wuxuuna faroole sheegay in ay odayaal u direen garacad si ay ula hadlaan burcada.
Bishii Hore ayay aheed markii ciidamada puntland weerar cad ku qaadeen degmada baargaal ee gobalka bari halkaas oo ay ku soo qabqabteem qaar ka tirsan burcadabadeedka.
Faroole waxaa lagarabay in uu baargaal kala xiriiro odayaasheeda iyo aqoonyahanadeeda gaar ahaan beeldaajaha cal-bari beeldaje ismaacil beeldaaje yaasin ,beeldajuhu waxa uu madax ka yaahy degaanka waa in ay puntland sida ay garacad uga danbaynayso odayaasheeda ay degaanka cal-bari uga danbaysaa beeldajaha.
allcasayr.com