Culimada Casayrland oo Cambaareeyay Qaraxyadii lala eegtay Masjidyada

Culumada Casayrland  ayaa mar kale waxaa ay baaq ka soo saareen qaraxyadii ugu danbeeyay ee ka dhacay koonfurta dalka soomaaliya gaar ahaan kuwii lala eegtay Masajid ku yaal magaalada kismaayo oo habeenkii xalay ahaa masaajid ku yaal loo gaystay qarax

Sh. Maxamed axmed Shaanle  ayaa ku tilmaamay Falalka Qaraxyada Masaajidada loogu gaysanayo dadka islaamka in ay tahay wax fool xun oo laga xumaado diintuna aysan banyan, isla markaasna dadka ka danbeeya ay yihiin wax aan la garanayn waxaa ay yihiin ilahayna waxaa uu uga barayey in uu caafimaad ka siiyo dadka ku dhaawac may kuwa ku dhintayna ilahay naxariistii jano siiyo.

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s