Alshabaab oo Ka Hadlay qarixii masaajidka Kismaayo

Waaliga wilaayada Jubooyinka Sheekh Abuu Bakar ayaa sheegey in qarixii masaajidka Kismaayo ka dhacay uu xariir toos ah la lahaa qaraxyadii masaajidka ee Cabdalle Sidheeye ee lagu hoobtey

Dad goobjoogayaal ay ahaa allcasayr u sheegey in qaraxa masaajidka Takfiirka loo yaqaano ee uu qaraxa ka dhacay uu ahaa bambaano gacanta laga soo tuurey, lagana soo galiyey daaqada masaajidk.

2 qof ayaa illaa haatan ku dhimatay qaraxa, iyada oo 10 kalana la geeyey isbitaalka,

Waaliga maamulka Islaamiga ah ayaa yiri “waa in aan hurdada ka toosnaa”.

Waxaa dalka ka biloowdey wax u muuqda qaraxyo silsilad ah oo abaabulan oo lala eeganayo masaajidada, dad badan ayaa cabsi ka muujinaya in qaraxyo badan oo kale ay soo wajahanyihiin, maamulada islaamiga ah ee bartilmaamedka noqdey markani ayaa ka fikiraya sidii ay amaanka masaajidada u adkeyn lahaayeen, gaar ahaan xiliyada salaadaha, lagana yaabo in ay soo rogaan amaro mabnuucaya in masaajidka lala soo galo sheey aan la garanaynin waxa ku jira sida jawaanada oo kale iyo kartoonada

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s