Fu’aad Shangole oo ka shalaayey in uu weli nool yahay, Dhaawiciisa ka dib ayuu dardaarmay, Dhageyso codkiisa

Walaalayaal markii aan arkay Qamiiskeygii cadaa oo dhiig ka buuxo walaahi aad ayaan u farxay, laakii markii dambe oo aan arkay in aan aduunyada ku sii baaqi noqonoyo aad ayaan uga naxay. 

Waayo waxaan islahaa shahaadadii aad raadineysay illaahey meel wanaagsan oo Masaajid ah kaa siinayey, laakiin ma ay noqon ayuu yiri Fu’aad oo xaqiijiyey in gacanta bidix in uu ka dhaawacmay laakiin uusan ogeyn in ay jaban tahay iyo in kale.

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s